Deg Deg Daawo Video:Siyaasi Dhulbahante Ah Oo Shirkii Jabuuti Ku Soo Bandhigay Dulaanka SNM Ku Hayso Dhulka SSC,

Dr. Cabdikariim Xasan Jaamac oo Horay usoo Noqday Wasiirkii Warfaafinta Soomaaliya, Kana mid ahaa Aas-aasayaashii Khaatumo ee G11, ayaa ka qayb galay doodii lagu qabtay dhowaan dalka Jabuu

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdikariim ayaa siwyan uga hadlay Dhibaatada Maamulka Somaliland ku hayo Bulshada kale ee degan Gobolada Waqooyi, Iyagoo dhibaato ka tirsanaya Koonfurta Soomaaliya.

Wuxuu ku dheeraaday waxa uu ku Jiro Xalka Soomaalida kala durugtay, Wuxuuna xusay Qorsheyaal lasoo bandhigay Xili ay kulan la yeesheen Axmed Siilaanyo.