600 Deg Deg Daawo Video:Garaad Cusub OO Ku Soo Biiray Isimada Dhulbahante, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Garaad Cusub OO Ku Soo Biiray Isimada Dhulbahante,

Deegaanka Qararo Oo Hoos Tagta Degamada Danood Ee Gobalka Doolo waxaa lagu caana shubay garaad Maxamed Xirsi Ducaale  Oo Kamid noqonaya Isimada Dhulbahnate,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaadka Waxaa Ku Caano Shubtay Beesha Khaalid waxaana Garaadka Ka soo qeyb galay xaflada Lagu Caana Shubaayay Inta Badan Isimada iyo Cuqaasha Gobolada SSC,

Si Kastaba ha ahaate Sandalada SSC ayaa Hore Waxaa ay u ahayd Mid ay Si juujuub ah Ku Haystan Kooxo Isugu jeedha dhaxal tooyo kuwaaso Aayad ka dhigtay in aan La dooran Karin Isim kale balse Hada waxaa meesha Ka baxay taas waxaana beeshu yeelan karta Laba isim ama weyba iska Badali karta kii hore

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...