Deg Deg Daawo Video:Mustafe Cagjar Bahdilay’Muuse Biixi’Manihin Labo Madaxweyne Oo Labo dalka Ka kala socda’

Shabakada Khaatumonews Waxaa ay halkani idiin ku soo gudbinaysa muqaalka Kulankii dhexmaray Madaxweynaha Ismaamulka somali State iyo Horjoogaha Maamul somali-diidka ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mustafe cagjar ayaa Gugaanadkii jeediyay Qudbad Lagu Bahdilay Hogaamiye Beeleedka isku Aqoonsan In uu yahay Dal gaar AH Muusde Biixi waxaana uu yidhi Cagjar‘Runtii Manihin Laba Madaxweyne oo ka kala socda Labo Dal ee waxaanu nahay Laba walalaalo ah’