Deg Deg Daawo Video:-Golaha Wasiirada Somalia War Culus Ka Soo Saaray Doorashadii koonfur Galbeed,
Shirkii Golaha Wasiirada Xukumada Soomaaliya Oo maanta Ka qabsoomay Magaalada Muqdisho Islamarkaana u Hogaaminaayay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa Looga Hadlay Arrimo dor ah.
Golaha waxaa u soodhaweeyay ugu horeen Doorashadii Ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Lagu Doortay madaxweyne lafta gareen.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.