Daawo Video:-Lafta Gareen Oo Taageero Ka helay….

Baydhabo{Khaatumonews}Kadib doorashadii madaxweynaha cusub ee mamaulka koonfur galbeed Somalia ayaa waxa taagero xoogan u muujiyay shacabka ku dhaqan degmada Qansaxdheere ee Gobalka Bay oo isugu so baxay fagaaraha degmada iyago ka rajeyay inu ka dul qaado dgibaatada ka jirta degmadaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaar kamid ah dadka ka qeyb galay banana baxalagu taagerayay Madaxweyne Lafta Gareen ayaa ka dalbaday inuuw ax ka qabta go’doomintalagu hayo iyo dhibaatoyinka dhinaca nolosha ee ka jira Degmada Qansaxdheere.