17 Xildhibaan SSC Oo Gacanta Ugalay C/wali Gaas

Garowe{Khaatumonews}Wararka Haatan Naga soo gaadhay Magaalada Garoowe ayaa Sheegay in Ay Gacanta U Galen 17 Xildhibaan Ee Beesha Dhulbahnate KU Lahayd Puntland.

Ilo Ku Dhow Mataxtooyada Puntland ayaa Noo Xaqiijiyay In Ugu Yaraan 150 Kun oo Dllat L adul Dhigay Xildhibaankii Kasta si uu cabdiwali gaas ugu Codeeyeo.

Dhanka kale sideeda Xildhibaan ee Beesha warsangali ayaa Iyana noqday Kooxda Labaad Ee Ugacan Gasha C.wali Gaas ,

Xubnaha Cumar Maxamuud Dashiishe Beelaha Kale ee Leelkase ayaa iyana Hada Ay Ku socota Gacan Galintu.

Walaaca ugu weyn ee Doorashada ayaa imaanasa kadib markii ay Soo bexen in sadex meelood laba meelood uu Gaas Gacanta Ku dhigay Taaso Muujinasa Rajo soo Laabasho gaas iyo rajo xumo isbadelkii ay Doonaayen Musharixiintu.