600 Deg Deg Dhagayso:Ugaas Ay Isku Beel yihiin Farmaajo Oo Yidhi’Dadkii Atooraha U Aheyn Miyaan Dugaag Unoqoneynaa” | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Dhagayso:Ugaas Ay Isku Beel yihiin Farmaajo Oo Yidhi’Dadkii Atooraha U Aheyn Miyaan Dugaag Unoqoneynaa”

Siyaasiyiinta iyo Dhaqanka Taageerada weyn u muujinaya dawlada Soomaaliya ayaa Aad usoo badanayey Maalmahaan dambe Ee Kulamada Lagu casuumayo.

HALKAN KA DHAGAYSO

Shirar Wejiyo kala duwan lahaa ayaa ka dhacay Muqdisho iyo Qaar ka mid Ah Waddamada Caalamka oo Lagu muujinayey Taageerada Madaxweyne Farmaajo.

Waxa shirarkaan badankood ay dhaceen kadib markii mooshinka laga keenay Madaxweyne Farmaajo Isbuucii hore lana soo bandhigayey sida looga dhiidhinayo Mooshinkaas.

Ugaas Maxamed Weli oo ay isku heyb yihiin Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay mid ka mid ah Shirar ka dhacay Muqdisho ayaa ku baaqay in Awoodii Soomaaliya laheyd lasoo celiyo.

Waxa uu sheegay in Dadkii Magaca Soomaaliyeed Atoore ahaanta u aheyd inay hadda noqdaan kuwo dugaag oo kale udhaqmaya ay ceeb weyn tahay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...