600 War Deg Deg Ah:-Dagaal Culus Ka socda Gobolka… | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:-Dagaal Culus Ka socda Gobolka…

Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Itoobiya ee ku sugan gobolka Bakool iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa degaanada Rabdhuurre iyo Buurdhuxulle, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Al-Shabaab ay wadada u galeen Ciidamo Itoobiyaan oo kusii jeeday degaanka Rabdhuure waxaana ciidanka Itoobiya la sheegay in dagaalka ka hor lala eegtay Qarax Miino.

Sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal dagaalka ayaa socday Muddo dhowr Saacaddood ah waxaana ka dhashay Khasaare

Ilaa iyo Hadda si rasmi looma xaqiijin karo Khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalka,Maadaama Ciidanka Itoobiya ay dag tahay in laga helo xog ku aadan Khasaaraha soo gaaray

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Hadeer waxaa hadhay in dadka iyo masaajidada la iibsado marka la eego waxa ka socda laascaanood
- Jan 22, 2021
Laascaanood maanta waxay maraysaa halkii ugu xumaa waxaa biloday in la iibiyo dhulkii danta ...
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...