Deg Deg Daawo:C.wali Gaas Oo Shaaciyay Inuu Musharax Yahay Iyo afar Qodob USoo Bandhigay,

Magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa hada ka socota munaasibad balaadhan oo uu madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas uu ku shaacinayo hankiisa siyaasadeed iyo musharaxnimadiisa si uu mar kale u qabto hogaanka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qodobadan Aayaa ugu Waa-waynaa khudbadiisa Uu Ku Shaacinayo Musharax Madaxawaynaha Puntland Dr Abdiwali Cali Gaas

1. Dhamaystirka Mashaariicda socota
2. Hagaajinta Hay’addaha dawlada
3. Xoraynta dalka maqan sool
4. Dhamaystirka dhismaha Ciidamada Puntland.