Deg Deg Daawo VIdeo:Caare OO Lacag U Qeybiyay Ciidanka Jabhada Xili Dagaal Uu Isku Diyaarinaayo,

Qardho{Khaatumonews}Taliyaha Jabhada Garxajis Kornyal Caare ayaa Maanta Uu Qeybiyay Ciidanka Jabhada Lacag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Lacagtaasi oo ah Mid Dhiiri galin ah ayaa Sidoo kale waxaa Daba Socda Dagaal Xoogan oo Caare isku Diyaarinaayo.

Ugu Danbayn Caare ayaa Fariin u Diray Qaar kamid ah Salaadiinta SNM.