Deg Deg Daawo VIdeo:Islaan Ciise Oo Bahdilay Gaas Xafladii Maanta.
Gaas ayaa maanta ku dhowaaqay inuu mar kale ka qaybgalayo doorashada madaxweynaha ee Puntland ka dhacaysa 8 Jannaayo ee sannadka 2019ka.
Dhinaca kale Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah Isimada dhaqanka oo ka hadlay Munaasibada C.wali Gaas wuxuu yidhi “ Maanta ka hor xaflad musharrax la igama yeedhin, malaha madaxweynuhu culeys buu dareemay doorashadii horeba 2014 waa joognay noomana yeedhin… Madaxwayne khayr hadduu kugu jiro Alle ha kugu guuleeyo.
“ Hanagu eedeyn oo ha odhan isimadda waxbaa si ka ahaa … Labadii arrimood Madaxweyne midna ma hayno, idan Alle ma hayno, luuqii yaraana gali mayno ( Goobta Doorashada ) marka wixii Illahay kaaga soo qaado ku qanac”.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.