DAAWO VIDEO:Masuul Hargaysa Ka Soo jeedo OO Xamar Kaga Dhawaaqay Arimo Xaasaasi Ah.
December 18, 2018
Raysal Wasaare KU xigeenka Soomaalia Khadar Mahdi Oo Ka hadlaayay Kulan Ka dhacay Muqdisho ayaa soo Bandhigay Arrimo Culus oo Qudhgooyo ku ah Madaxweynaha Soomaaliya iyo Horjoogaha SNM Muuse Biixi.
‘Maanta Haduu Farmaajo Xamar Kaga Dhawaaqo Somaliland Waan Siidaayay Ogaada Labada Gole Wey Ridayan oo Wuxuu Sameeyay Arrin Halis ah Sidoo kalana muuse Biixi Haduu ku dhawaaqo Midnimada soomaaliya Halis ayuu galaya marka waxa socda Qorshe Nabad ah oo lagu Soo Xero Galinaayo Somaliland wadaadalkuna u ku bilabanaayo‘ayuu yidh.