DAAWO VIDEO:-Cali Geedi Oo Kheyre & Farmaajo Ku Yiri Hubka Cabeysta

Kulan ay iskugu yimaadeen Dallada Bulshada Rayidka Ex Banaadir Xubno ka mid Ah,Waxgarad,Siyaasiyiin iyo Culumaa’udiin ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadka Ka qeyb galay Kulanka waxa ay badankood ahaayeen kuwo ku cel celinayey in Dawlada Soomaaliya La Taageero aan la mucaaradin.

Siyaasiyiin uu ka mid yahay R/wasaarihii Hore Dawladii Kumeel gaarka Aheyd Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa khudbad Xasaasi aheyd Jeediyey.

Waxa uu Cali Geedi ugu baaqay Mucaaradka Dawlada inaysan wax dumin inta ay wax dhisi karaan.

Madaxda Dawlada Soomaaliya ayuu ugu baaqay inay Xoog u isticmaasho iska hor wareejinta kuwa Duminta Dawladnimada la hor jooga har iyo habeen.