Muqdisho{Khaatumonews}Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumada Soomaaliya.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Wasiirka cusub ee Wasaarada Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa loo magacaabay Mudane Cabdi Aadan Hoosow oo horey usoo noqday gudoomiyaha gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Xilkan uu saakay magacaabay Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa shalay waxaa iska casilay Xildhibaan Cabdifitaax Geesey oo mudo dhowr bil ah hayay xilka Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya
