Deg Deg Daawo Video:Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Oo La Saftay Beshiisa Baydhabo.

Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya ayaa Baaq u diray Dawlada soomaaliya gaar ahaan masuuliyiinta ugu sareeya ee Madaxweyne Farmaajo iyo Mudane Khayre.

HALKAN KA DAAWO VIDE

Wasiirka Difaaca  soomaaliya MR Amardanbe ayaa Ugu baaqay dawlada in ay U Gurmato Shacabka Baydhabo.

Dhanka kale Waxaa u Tacsi u diray Shacabka Baydhabo iyo Masuuliyiintii Koonfur Galbeed ee Ku Dhimatay Xiisada Koonfur Galbed.

Ugu Danbayn wasiirka ayaa Ugu baaqay shacabka in ay Ilaa shadan Midnimada iyo wada jirka koonfur Galbed.