Deg Deg Daawo Video:Prof: Cabdi Samatar Oo Dusha U Saaray Madaxweyne Famaajo Dhiiga Dadkii Baydhabo.

Professor: Cabdi Ismaaciil Samatar oo wax ka dhiga jaamacad ku taal dalka Mareykanka ayaa ka hadlay xaalada guud ee siyaasada Somalia iyo xiisadaha ka taagan magaalada Baydhabo waxana uu Prof ku sheegay in waqtigan ay Somalia u baahneyn dana gaar ah iyo qorshe siyaasadeed uu wato qof gaar ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Professor : Cabdi Ismacil Samatar ayaa si gaar ah ugu hadlay xiisada ka dhalatay xiritaanka Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur isago dowlada ku eedeyay iney faragalin ku hayso maamulada dalka gaar ahaan ay ku qaldan tahay arinta mukhtaar robow waxana uu si cad u sheegay in dadkii ku dhintayrabshadihii ka dhacay Baydhabo iney musuul ka tahay dowlada dhexe.