Deg Deg Daawo Video:Musharax Jabiye Ka Niyad Jabay Doorashada puntland Sababta Daawo.

Garoowe{Khaatumonews}Magaalada Garoowe Waxaa maanta Warbaahinta Kula hadlay Musharax Jabiye Oo Kamid ahaa musharixiinta U ordaaya xilka Madaxweyne Ee Puntland 2019.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Jabiye Ayaa Niyad Jab ka muujiyay Gudiga Khilaafaadka Barlamaanka Cusub ee puntland 2019 isagoona sheegay in gudigaasi aanay dhex ahayn islamarkaana gacanta ugu jiran C/wali gaas Halisna ay tahay wararka ka soo baxaya ee ku lifaaqan  u xaglinta dhanka gaas,

UGu Danbayn waxaa uu jabiye Hambalyo udiray shacabka SSC iyo nabada Laga gaadhay Colaada Sool Gaar ahaan beelaha Nuur Axmed iyo Qayaad iyo Bahrarsame,