Gudoomiyaha Akaadamiga Nabada Ee Maamul Beeledka Somaliland Oo Faah Faahiyay Ujeedada Wada Hadalkii Xalay Madaxtoyada Ku Dhex Maray Horjoogaha SNM Iyo Mucaaradka SNM.
Ugu dambayntii waxa ay hoggaanka saddexda xisbi ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI wada jir u go’aamiyeen qodobbadan hoos ku qoran:
- In doorashada goleyaasha wakiillada iyo deegaanku ku qabsoonto dhammaadka sannadka 2019-ka.
- In si wada-jir ah ay uga wada-hawl galaan xallinta iyo dhammaystirka wax kasta oo ku xidhan qabsoomidda doorashada.
- In si niyadsami ah loo sii wado wada-tashiga iyo wada-hadallada saddexda guddi ee xisbiyada qaranka.
- In wixii caqabad ah ee soo kordha laga wada-tashado.
