Deg Deg Daawo Siyaasi Ina Cabdi Shakur Afka Furtay Markii Loo Awood Sheegtay Maanta!
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa waxa uu ka hadlay Sanad kadib wixii ka qabsaday Weerarkii Xilliga habeenka ahaa gurigiisa lagu ekeeyey gudaha Muqdisho.
Fariin Muuqaal ah ayaa waxa uu galabta C/raxmaan C/shakuur soo dhigay Bartiisa Internet-ka isagoo kaga hadlay Hujuum dadbadan oo Dawlada mar kale ay Sanad kadib Kusoo qaaday.
Waxa uu C/raxmaan C/shakuur Warsame ku Eedeeyey Madaxweynaha Dalka Mudane Farmaajo iyo R/wasaare Kheyre inay Tallo Ahaan Waddanka Meel xun uhorseedayaan hadii aan waxba laga qaban,sida uu warka udhigay.
C/raxmaan waxa uu labo jeer soo noqday Murashax utaagnaa Xilka Madaxweynaha Soomaaliya,isagoo sidoo kale soo noqday Wasiirkii Qorsheynta Soomaaliya.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.