Deg Deg Daawo Video:-Haweenka Daarood Oo War Culus Muqdisho kaga Dhawaaqay,
Haweyn Weynaha Beesha Daarood Oo Ay Garab Socdaan haweenka soomaaliyeed ee Caasimada Muqdisho ayaa kulan balaadhan Ku yeeshay Mid kamid ah Hotelada Muqdisho,
Hablaha Caasimada soomaaliya Ayaa Baaq Adag u Diray Mudanayaasha Barlamaanka ee Mooshinka La hortaagan Xukumada Nabad iyo Nolol.
Haweenku waxaa ay Ugu baaqen Barlamaanka in ay Ka laabtan Mooshinka Halka MUcaaridkana ay Ugu baaqen in ay Ku Lifaaqan Mucaaridnimada Wadaniyad iyo wax Dhis,
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.