Garowe Khaatumonews}Gudigaxallinta khilaafaadka iyo ansixinta barlamaanka cusub ee Puntland ayaa markaleka hadlay soo xulista barlamaanka iyo waqtiga ay ku egtahay soo gudbintamusharixiinta ku loolamaya kuraasta barlamaanka.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kadib markii uu shalay dhammaaday waqtigii horay gudigu u sheegeen in lagu soo xulo barlamaanka cusub ee Puntland xubnaha kamid noqonaya si ay u ansixiyaan ayaa gudigu sheegay in muddo 5 maalmood ah ay ku kordhiyeen.

Gudiga ayaa mudadaan afarta maalmood ah ugu kordhiyey in beelaha wali ay ku dhiman tahay kuraasta barlamaanku ay soo gudbiyaan xubnaha u sharaxan kuraastooda si ay u maraan habraaca kamid noqoshada barlamaanka cusub ee Puntland.