Deg Deg Daawo Video:Odayaal Muqdisho ka Hadlay”Xoog Ayaa La isku Sheeganaya.

Qaar Kamdi ah Odayaasha Magaalada Muqdisho ayaa Maanta La hadlay Warbaahinta iyaganooa si cadho leh Uga Hadalay Xaalada Ay Muqdisho Ku Sugan tahay Hada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayuaasha ayaa sheegay In Dawladu Awood U Isticmaalayso Siyaasiyiinta Xildhibaanada iyo Cid Kasta oo ka Hor timaada Islamarkaana Taasi ay Keentay In Qalalaase Bilowdo,

‘Shalay Farmaajo iyo KHayre Barlamaanka ayaa doortay Shacab Ma dooran Wasiirada Barlamaanka ayaa Ansixiyay ‘ayay dhehen Qaar kamid ah Odayasha¬†