Deg Deg Daawo Video:C/wali Gaas OO IS Hortaagay Saxeexa Qaar kamid ah Isimada Warsangali?

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaa dhawaan Saanu Halkan Idiin ku Soo Gudbinay waxaa uu kulan la yeeshay Isimada warsangali.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulanka Gaas iyo Isimada warsangali ayaa Daarana in Xildhibaanad Beesha warsangali ay Siiyan Codka Gaas,

Hadaba Gaas ayaa xildhibaanada Isaga Taabacsan ee Beesha Matalaya Kusoo qoray Liis Isagoona liiska iyo  saxeexa kaliye U ogol yahay Ka dhigay Suldaanka Guud EE Warsangali waxa uu soo gudbiyo,

Ugu Danbayntii Hadaba Isimo kamid ah Kuwa Warsangali ayaa ka cadhooday in saxeexa suldaanka guud oo kaliya ay Qaadato Xukumada Gaas,