DAAWO VIDEO:Reer Burco Oo Ku Dhagan Magac Uu La Baxay Badhasaabka Burco,

Shacabka Magaalada Burco ayaa Ka hor yimid Magac Uu Isku Bixiyay Badhasaabka Magaalada Burco Xamse.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Badhasaab Xamse ayaa La Baxay magac Ah Xamse Walaaleeye Balse Reer Burco magacaasi Wey Diiden.

Xamse Oo kamid ahaa Ganacsatada Burco ka hor intaanu Badhasaabka Noqon waxaa Uu Caan KU ahaa Xamse Cadow Yuurura.

Ugu Danbayn Reer Burco waxaa ay Sheegen in uu Xamse Aanu Reer Burco Walaalen Balse Hore Walaalo u ahaayen Isna uu Donaayo In uu magac Kula Baxo Oo Iska Reebo Magacii Hore Cadow Yuurura.