DAAWO VIDEO:Faarax Macalin Oo Is Bar-bar Dhig Ku Sameyay Mukhtaar Robow Iyo Sheikh Shariif Sh Axmed

Siyaasiga Faarax Macalin ayaa markii ugu horeysay meel fagaaraha is bar-bar dhig ku sameyay Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo horay usoo noqday hogaamiye ku xigeenkii kooxda Al.shabaab iyo Madaxweynihii hore ee Somalia Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa shegay iney isku danbi aheyn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mr Faarax Macalin ayaa shegay in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuuruu yahay danbiile khalad ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed isla markaana loobaahan yahay in sharciga la marsiiyo.

Faarax Macalin ayaa sidoo kale sheegay in Somalia ay xiligan u baahan tahay masuul dila hal mar sadex boqolo kun oo qof ama boqol kun oo Somalia markaas kadibna ay imaan karto nabada iyo xasiloonida Somalia.