600 War Deg Deg Ah:Xildhbaano U Qoray Warqad Dawlada Itoobiya iyo Xadhigii Roobow Oo Waji Kale Yeelanaya. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Xildhbaano U Qoray Warqad Dawlada Itoobiya iyo Xadhigii Roobow Oo Waji Kale Yeelanaya.

Muqdisho{Khaatumonews}Xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo la baxay Xildhibaanada Badbaado Qaran ( National Salvation Caucus) ayaa warqad ay u qoreen Dawlada Ethiopia kadalbaday in la cadeeyo doorka ciidamada Ethiopia ku lahaayeen qabashadii Mukhtaar Roobow ee magaalada Baydhabo.

“Warqadayadani waxay daba socotaa warsaxaafadeed kii uusoo saaray Madaxa Amisom Francisco Madeira oo uu ku beeniyey in Amisom ka qayb qaadatay qabashadii Roobow. Halka Goobjoogayaashu xaqiijiyeen in ciidamada Ethiopia ee Baydhabo ka qayb qaateen hawlgala. Amakaah ayuu nagu noqday warsaxaafadeedka Amisom Marka ma amar ka baxsan taliska Amisom ayay Ethiopian ku ay ku shaqeeyeen mise ciidamo aan Amisom kamid ahayn oo Ethiopian ah baa jooga Baydhabo”, ayaa dawlada Ethiopia lagu su’aaley warsaxaafadeedka kooxda Xildhibaanada ee Badbaado qaran

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021

Deg Deg:Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay,
- Jan 22, 2021
Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas ...
Hadeer waxaa hadhay in dadka iyo masaajidada la iibsado marka la eego waxa ka socda laascaanood
- Jan 22, 2021
Laascaanood maanta waxay maraysaa halkii ugu xumaa waxaa biloday in la iibiyo dhulkii danta ...
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021