600 War Deg Deg Ah:Wasiir Odawaa Oo Si Xamaasad leh Uga Hadlay Xaalada Baydhabo | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Wasiir Odawaa Oo Si Xamaasad leh Uga Hadlay Xaalada Baydhabo

Muqdisho{Khaatumonews}Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Odowaa, wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegay inay aamus soo dhaaftay tacadiyada ka dhacaya magaalada Baydhaba ee ay ka wadaan ciidamada ka amar qaata Madaxweyne Farmajo.

Ruux damiir iyo dadnimo yar ay qalbigiisa ku harsan tahay kama aamusi karo sawirada ka imaanya Baydhabo ee dilka, xarigga iyo indhaduubka ah. Waxay inna soo xusuusinaysaa taariikh hore oo mugdi ah iyo maraxalado dalku ka soo gudbay& ayuu yiri Xildhibaan Odowaa oo ka mida xildhibaanada sida weyn uga horjeeda dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

Wuxu sheegay in  eedaha ka dhacay magaalada Baydhaba lagu dari doono eedaha Mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha, isagoo yiri:Madaxweyne Farmaajo sida shacabka Soomaaliyee ee Baydhabo jooga ay maanta ula dhaqmeen ciidan amarkaada ku shaqaynaya, waxaa lagu dari doonaa eedaha ay xildhibinaada mooshinka kaa keenay kuu soo jeediyeen..

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...