Deg Deg Daawo:Juxa Oo Digniin Adag U Diray Muuse Biixi+Xorenta Laascaanood,
Musharax Madaxweyne Mudane Juxa Oo maanta Si diiran loogu Soodhaweeyay Magaalada Garoowe Waxaa Uu Si adag Uga Hadlay xaalada Gobolka Sool iyo Duulaanka Maamulka SNM Ku joogo Dhulka Khaatumo,
” Garoowe Ayaa Xabad Dhafoorka Looga Hayaa Maanta, Suurto Galna Maaha Dhaforkaan Xabad Kaaga Hayaaye Ha Hindhisin Sool waa Garoowe Garoowena waa sool. “Ayuu yidhi Juxa
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.