Deg Deg Daawo Video:Wadani’Tukaraq AMISOM Ayaa La keenaya Madaarkii Hargaysana Waa xidhay,

Hargaysa{Khaatumonews}Xoghayaha Duulista ee xisbiga Waddani  Nuuradiin Diini ayaa waxaa uu sheegay in madaarka  Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa uuxidhmay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

‘Waa u xidhmay Guud ahaan Madaarka Hargaysa waxaana ka sii daran Shalay Waxay Dawlada Soomaaliya La Wareegtay maamulkii Hawada Hadana Baddii ayay La wareegtay Barina Tukaraq ayaa La keenaya Cidamo Amisom Ah’ ayuu ydihi msuul u hadlay Xisbiga Wadani.