Deg Deg Daawo Video:Somaliland Oo Taageertay Sarkaalkii Alshabab Ee La Qabtay,Roobow
December 15, 2018
Maamulka somaliland ayaa Muujiyay Taageerada ay U hayan Xarakada Alshabab Kadib markii ay Ka hor yimaaden Xadhiga Hogaamiye Hore Mukhtaar Roobow Oo Dhawaan Ciidanka Itoobiya Ku xidhen Baydhabo.
Faysal Cali Waraabe Oo Hore Ubadkiisa Qeyb Kamid ah Ay Ugu Dhinten Dagaalkii Daacish iyo Ciidamada Suuriya ayaa taageero u Muujiyay Sarkaal Roobow Oo Hada Gacanta Dawlada Ku jira Kana hor yimid Go aanka Xukumada Soomaaliya ku xidhay Wadaadkaasi,