Deg Deg Daawo Video:Beesha Hawiye Oo Taageertay Mooshinka Farmaajo Kana Soo Hor Jeesatay Xadhiga Roobow,

Gobolada Beesha Hawiye Ayaa Laga Taageeray Mooshinka Xilka Looga Turaayo madaxweynaha Qaranka Soomaaliya MUdane Farmaajo sidoo kale Looga Soo Hor Jeestay Xadhiga Mukhtaar Roobow.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gobolka Hiiraan caasimada Baladweyne Ayaa Si weyn Looga Taageeray Mooshinka Laga Keenay madaxweyne Farmaaj Sidoo kalan Looga SOo Hor Jeestay xadhiga Musharax Mukhtaar Roobow,