Deg Deg Daawo Video:-GolahaGuurtida SSC War Culus Soo Saaray,

Gudoomiyaha Golaha  Guurtida SSC oo warbaahinta la hadlay ayaa Soodhaweeyay Heshiiska Nabada Taleex iyo Jigjiga,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Masuulka ayaa Tacsi ka diray Geerida Mujaahid Farxaan Maxashwaan isagoona sheegay in Ololo Loogu Gurmanaayo Ubadkiisa uu ka socdo Qurbaha.