Deg Deg Daawo Video:-Beesha Khaalid Oo War Adag Ka Soo Saartay Buuhoodle,

Buuhoodle{Khaatumonews{Beesha Khaalid  oo Kamid ah beelaha Daga Gobolka Cayn oo la hadashay Warbaahinta Gobolka Ayaa Ka digtay Arrin Ay ku sheegen Inay Halis Ku tahay Midnimada Beesha,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Beesha Ayaa Ka digtay Garaad Dhawaan Ay shaaciyen Xubno kale oo Beesha Kamid ah Waxaana ay sheegen in Beeshu leedahay Hal Isim kaasina yahay Suldaan Siciid Wax kale OO Isim ah oo Beeshu Dooratayna uusan Jirin.

Ugu Danbayn Xubnaha Ku Hawlan Doorashada Isim kale ayay Ugu baaqen Inay ilaahay Ka cabsadan  Oo ka Daayan Burburka Beesha.