Deg Deg Daawo Vdeo:-Isim Mar Loo Xidhay Taageerada Farmaajo Oo Mar kale Weeraray Gaas,

Nabadoon Xarago Oo Kamid ah Isimada Gobolka Bari oo Dhawaan Mar Loo Xidhay Taageero uu U Muujiyay Xukumada Soomaaliya Ayaa Mar kale Taageeray Dawlada Soomaaliya Kana Soo Hor Jeestay  Mooshinka Laga Wado Farmaajo isagoona Dhulka La simay Xubnaha Maamulada iyo Mucaaridka,

HALKAN KA DAAWO VIDEO