600 War Deg Deg Ah:-Akhriso:Dawladda Somalia Oo War Aan Lahayn Gabasho ka Soo Saartay Xadhiga Rooboow. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:-Akhriso:Dawladda Somalia Oo War Aan Lahayn Gabasho ka Soo Saartay Xadhiga Rooboow.

Muqdisho}khaatumonews}War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Wasaarada Amniga gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in xariga Sheekh Mukhtaar Roobow ay ka dambeyso dowlada Federaalka.

Warka kasoo baxay Wasaarada Amniga gudaha ayaa lagu sheegay in Abuu Mansuur ka biyo diiday amarkii horey Wasaarada uga soo baxay ee ku aadanaa in uu ka haro doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed sidoo kale cadeeyo go’aankiisa.

Wasaarada Amniga ayaa sidoo kale ku eedeesay Abuu Mansuur in magaalada Baydhabo soo galiyay maleeshiyaad hubeesan oo ku heyb ah uuna k magaalada ka waday falal amaanka wax u dhimaya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...