Deg Deg Daawo Video:Caaqil Laascaanood Uga Jawaabay Faysal cali Waraabe,
Caaqil Sanyare oo Kamid ah Cuqaasha Gobolka Sool ayaa Jawaab Ka Bixiyay hadal Dhawaan Ka soo yeedhay Faysal cali Waraabe.
Faysal cali waraabe oo ka xun nabada Taleex ayaa yidhi dhawaan’Boqorka beelaha Daarood Wuxuu kawada Taleex Qorshe Daaroodnimo ah’
Hadaba Caaqil Sanyare u jawaabay Faysal ayaa uga digay hadalada Cunsurimada ah ee u kula dhexjiro Bulshada,
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.