Deg Deg Daawo Video:–Sarkaal Jibriil Oo Kaga Nixiyay Jabhada SNM

Garoowe{Khaatumonews}Musharax madaxweyne Jibriil Maxamed Warbaahinta La hadlay ayaa sheegay in Ay Ka go an tahay Laba Arrin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Musharaxa oo Ku Labisan Direeska Ciidanka Ayaa yidhi’Waxaa igu balan Ah in Dalka Dagaal Adag uga saaro Argagixisada waxaa kale oo balan ah in aan Somalidiidka ka saaro dhulkeyga sida sool’