Deg Deg Daawo Video:-Maxaad Kala Socota kulan Isimada Warsangali Iyo C/wali Gaas,

Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu soodhaweeyay Mid kamd ah Isimada Gobolka Sanaag iyo Wefti Balaadhan U Hogaaminaayo oo u badan isimada Beesha Warsangali.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas ayaa si diiran usoodhaweeyay Suldaan Siciid  Suldaan Cabdlaahi iyo isimo kale oo Beesha Warsangali ah.

Soodhaweynta Kaidb waxaa kulan dhexmaray Gaas iyo Isimada Warsangali.

Ujeedka Kulanka ayaa ah SIda Xogta Khaatumonews Ku helayso Sidii isimadu Gaas ugu gacan Galin lahaayen Dhamaan Xildhbaanada Beesha Warsangal ee 2019 si uu mar labaad Gaas ugu Soo Noqdo Kurisga.

Ugu Danbayntii Salaadiinta Warsangali ayaa Gaas Ka balan Qaaday In Ay Sinayan Codka halka gaasna u balan qaaday isimada waxqabad weyn.