Muqdisho{Khaatumo News}Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in in Mooshinka Hindise sharciyeedka xil ka qaadista Madaxweynaha ee uu qabtay 9-kii bishan la waafajin doono sida uu qabo Dastuurka dalka iyo xeer hoosaadka.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Gudoomiyaha qoraalka uu soo saaray ayaa meesha ka saaraya Qoraalkii shalay kasoo baxay Xoghayaha golaha shacabka oo sheegay in uu buray mooshinkii laga soo gudbiyay Farmaajo kadib markii xildhibaano aan gudbin mooshinka laga been abuurtay
Dhanka kale Gudoomiye Mursal ayaa ka Guuray Madaxtooyada Soomaaliya Una Guuray Mid kamid ah Hotelada Muqdisho,
