War Deg Deg Ah Daawo:Wado Laascaanood Ku Taal Oo Loogu Magac Daray Mujaahid Farxaan Maxashwaan.

Laascaanood{Khaatumonews}Halyeey Farxaan Maxashwaan oo kamid ahaa saraakiisha xoraynta degaanada Sool Sanaag iyo cayn  oo ku dhintay dagaal ka dhacay gudaha laascanood kaas oo loo adeegsaday  qoryaha boobayaasha, kuwa banbooyinka laga tuuro iyo Baasuuka habeenkii bishuna ahayd-ta Dec 9, 2018ayaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay in wadda isku xidha 
isgoyska ALASKA ilaa Xarunta HANAQAAD loo bixiyay Road Maxashwaan

Arintan oo ay ka shaqeeyeen dhalinyarada magaalada laascaanood oo kaashanaya waxgaradka deegaanka qeybaheeda kala duwan waxaana la wadaa qorshaha kulan si rasmi ah taalo weyn loogu samaynayo oo wadadaasi laga taago

Geerida halyeey Farxaan Maxashwaan waxay bilow u tahay hal-gan lala gali doono maleeshiyaadk Aruursi ah ee SNM-ta kuwaa oo deegaanka U joogo isku dirka iyo dib u dhaca,