Taliye KU xigeenkii Jabhada SSC Muhaajid Cali Sabarey oo Maanta warbaahnta KUla Hadlay magaalada Muqdisho ayaa Tacsi Ka diray Geerida Mujaahid Farxaan Maxashwaan Oo Ku Dhintay dagaal Habeen Sadexaad Ka dhacay Laascaanood,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Kornyal Sabarey Ayaa sheegay in mujaahidka Shacabka Khaatumo ugu jiray Kaalin weyn Islamarkaana Uu Ilaahay Uga Baryaayo Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Isagoona Intaasi Raaciyay Mujaahidku In Ay Joogan Ragii Badalilahaa Mujaahidka SSC,