Hargaysa{Khaatumonews}Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka SNM Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn heshiiska dawladda Soomaaliya ruqsada ku siisay shirkad kalluumaysi oo Shiinaha laga leeyahay.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Gaafaadhi, ayaa sheegay in shirkaddaasi aanay soo gelikarin Wuxuu ugu yeedhay badda Somaliland.
Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkaddaasi bixinayso 1 milyan oo dollar taas oo lagu shubayo Baanka dhexe ee Soomaaliya.
Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya Cabdi Bidhaan Warsame, ayaa sheegay in xeebaha Somaliland ku jiraan kuwa ay Kalluumaysata Ajaanibka ah ay u fasaxeen.