600 Xog Ay heshay Khaatumo News Maxaa Xigi Doona Nabada Taleex iyo Koonfurta Sool. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Xog Ay heshay Khaatumo News Maxaa Xigi Doona Nabada Taleex iyo Koonfurta Sool.

Muqdisho{Khaatumonews}Xog gaar ah Oo Ay shelay Warbaahinta Khaatumonews.com Ayaa Sheegaysa  In Madaxweynaha Ismaamulka somaalida Mudane Cagjar uu wado Qorshe Guul u ah Shacabka Khaatumo,

Madaxweynaha Jigjiga iyo Beelweynta Daarood ayaa ku guulaystay iyagoo ilaahay La kaashanaya Nabada Beelaha Qayaad iyo Bahrarsam iyo Nabada Beelaha Nuur Axmed.

Guusha Nabada Beelaha Dhulbahnate Waxaa Xigi Doona Sida Khaatumonews.com Ku heshay Xogta Shir Loo qabanaayo Isimada Dhulbahnate,

13 Isim ee Dhulbahante ayaa lagu wada in Lagu shiriyo Jigjiga ama deegaanada kale beesha daarood si ay Ula yimaadan Mowqif Mid ah Loogana Saaro Gobolada SSC Marxalada Gunimada ah ee Ay ku jiran.

Beesha Daarood ayaa hada U soo jeesatay In ay Ka Dulqaadan Culayska Gaamuray ee Huwanta iSaaq Gobolada SSC taaso Mudo 12 Sano ah Beeshu Ka indho La’ayd.

KHAATUMONEWS.COM

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...