War Deg Deg Ah:Wararkii Ugu Danbeeyay Shacabkii Ugu Badnaa OO Lagu Xidhay Laascaanood Maanta,

Laascaanood{Khaatumonews}Magaalada laascaanood Caasimada Maamulka Khaatumo waxaa Maanta Lagu Xidhay Ku Dhawaad 100 Ruux Oo U Badan Arday rag iyo Dumar leh.

Maleeshiyada SNM Ayaa Xabsiga dhigtay Dhalinta xili ay Muujinaayen Sida Ay uga xunyihiin Dilkii Kornayl Farxaan Maxashwaan Taliye KU xigeenkii Ciidamada Khaatumo Habeen Hore Lagu Dilay  Dagaalkii laascaanood.

Isku Soowada duubo Magaalada Laascaanood Oo hada Gacanta Maleeshiyada Isaaq ku jirta 12 Sano ayaa Lagu Dilay Ku Dhawaad 60 Qof oo Hal Doorka Reer Khaatumo ah .