War Deg Deg Ah:Mudaharaad Xoogan Oo Ka Qarxay laascaanood +Baroor Diq Mujaahid Farxaan

Laascaanood{Khaatumonews}Waxaa magaalada laascaanood Ka socda hada Mudaharaad xoogan Oo Shacabka Khaatumo ku muujinayan Siday Uga xunyihin Dilka Mujaahid Farxaan Maxashwaan oo shalay Ku Naf waayay dagaal Gudaha Laascaanood Ku dhexmaray Maleeshiyada SNM iyo Ciidanka Khaatumo,

Mudaharaadka ayaa sidoo kale Lagu dhiri galinayaa Mujaahidiinta Reer khaatumo ee yana Ku Sugan jiidaha Hore.

Maleeshiyada SNM ayaa Rasaas Kala Hor timid shacabka Mudaharaadaya si ay U Cabudhiyan Aragtida shacabka SSC,

Lasoco Wixii ka soo Kordha Warbaahinta Khaatumonews.com