Muqdisho{Khaatumonews}War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in warfidiyeenka looga yeeray xarunta guud ee taliska ciidamada.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Xarunta taliska ciidanka ayuu shir jaraa’id ku qabtay taliyaha guud ee ciidamada badda Puntland oo maalinimadii shalay madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas u xil saaray ammaanka doorashada Puntland.
Admiraalka ayaa ka warbixiyay qorshihiisa sugidda ammaanka guud ee doorashada isla markaana uu soo saaro awaamiir la xiriirta doorashada iyo sugidda ammaanka guud ee magaalada caasimadda ah.