Deg Deg Daawo Video:-Live Gabadh Taageero u Ah Farmaajo Oo Shan Xabo lagu Dhuftay

Shabakada Khaatumonews.com Ayaa Soo heshay Muqaalka Haweenay Shalay Duubtay   dad lasiiyay lacag oo loo diyaarinaayo soodhaweynta siyaasi cabdiraxmaan cabdishakuur,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mid kamid ah Ilaalada Cabdiraxman cabdi shakuur ayaa amray haweenaydan in ay Keento Mobelka balse markii ay diiday ayadoo Live ku jirta ayuu shan xabo ku dhuftay,