600 War Deg Deh Ah:-Madaxweyne Farmaajo Awood Isticmaalay Iyo xaalada Oo ka Sii Daraysa Gudoomiye Mursal Oo Xabsi Ah, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deh Ah:-Madaxweyne Farmaajo Awood Isticmaalay Iyo xaalada Oo ka Sii Daraysa Gudoomiye Mursal Oo Xabsi Ah,

Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xabsi guri la galiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Xildhibaanka ayaa sheegay in xildhibaanada loo diiday in ay galaan xarunta Villa Hargeysa iyo guryahooda ku yaala madaxtooyada.

Waxa uu sheegay in xukuumada ay cadaadineeyso Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka gudbiyay iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Majiro war rasmi ah oo arintaasi xaqiijinaya ama beeninaya oo ka soo baxay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay gudoonka Baarlamaanka u gudbiyay mooshin kalsooni kala noqosha ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...