Waxaa Xalay saq dhexe Gudaha Laascaanood u Galay ciidamada Maamulka Khaatumo u Hogaamnaayo Mujaahid Farxaan Maxanwaash.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Ciidamada ayaa Gudaha u galay Taliska qeybta maamulka SNM ee laascaanood.

Dagaal xoogan uu socday mudo Waxaa Ku naf waayay In Ka badan 12 Askari oo maleeshitada SNM Ah.

Dhanka Shacabka inta la Xaqijyay Waxaa ku Naf waayay Hal Qof oo Xabad Ugu Tagtay Gurigiiga,

Dhanka Ciidamada KHaatumo waxaa dhawac u dhintay Farxaan Maxanwaash oo ahaa taliyhi watay Ciidamada Khaatumo.

Lasoco Khaatumonews.com