Farxaan Dhimay Laakin Geerida Mid Ka Daran Oo Taagan Hadaan laga Jawaabin Guul u Ah Cadowga Dilay Niyad Jabna U ah Mujaahidiinteena Kale.Akhriso

Waxaa Maalin kasta Maamul beeleedka SNM Badhatamaha Laascaanood Ku Dilaa Hal doorka Laascaanood ama SSC iyadoo Loo dilo Siyaabo kala duwan Hadii ay Tahay Madax Duub iyo hadi ay tahay Si badheedh ahba iyo hadii ay tahay Mid ay dagaal Ku Dilan,

Maanta Waxaa Shacabka SSC ay waayen Mujaahid farxaan Baxashwan oo Mudo 9 Sano ah Duurka ugu jiray In Ay helan Shacabka Sool sanaag cayn  Xoriyad islamarkaana uu ka dul Qaado Bulshada culayska Maleeshiyada Isaaq.

Farxaan waxaa uu dhintay Xalay Isagoo U Halgamaya Reer Laascaanood Waxaa uu dhintay iyadoo in badan oo inaga mid ah ay La raaxaysanayan Xaasaskooda ,Waxaa u tagay iyadoo in badan oo inaga mid ay Ay Ku jran Hurdo,Waxa u dhintay oo xalay Cadowgu Dilay Farxaan iyado in badan oo naga Mid ah Jeelasha Cadowgu Ku Haystan.

Hadaba Farxaan Inagan Gudi Karin Abaalkiisa Oo Naftiisa Uu ku Halaagay Difaaca Dalka Ma mudan yahay In Loo Sameeyo Kacdoon  xooganama mudaharaad  oo laga sameeyo Guud ahaan Dhulka SSC Mise waxaynu Ka soo Qaadna Dhinte Aan la tabin oo nabar iyo Naxdin Ku Ah Jalayaashi ama Saaxibadisi Kale EE Duurka ugu jiray In ay Ina Difaacan oo noo Soo caliyan Xornimadii iyo Madax Banaanidi Dhulkeena.?

Shacabka SSC waxaa Looga Baahan yahay in ay  Kacdoon u sameeyan Mujaahidka hadi uu jiro Dhiig iyo Dareen Caafimaad Qaba oo Farxaan uu ahaa Nin Aynu Tabayno.

Waxkaga Daran Geerida Iyo Dilka Cadowga Farxaan ayaa Noqon Doonta IN aan Shacabkiisu u Diirin Taaso Jawaabteedu taagan Tahay Ilaa hada oo mudo Lix saac ah ay ka Soo wareegtay Geerida Farxaan

Waxaa Qoray Warbaahinta Khaatumonews.com